|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Obama Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Golaha La Horkeeno Heshiiska Sedex Geesoodka ah Ee Dekeda Berbera.
March 20, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo kamida mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa xukuumada ugu baaqay in golaha wakiilada ay hor keenaan heshiiska sedex geesoodka ah ee shirkad DP World loogu gacan galiyay marsada berbera Sidoo kale xildhibaan obama ayaa wax laga waydiiyay loolanka mustaqbalka dhaw ee gudoomiyaha xisbiga kulmiye. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Guddoomiye Xigeenka Labaad Ee Wakiilada oo Ka Warbxiyey Safar u Ugu Maqnaa Dalka Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Walaac La Sheegay In Caalamku Ka Qabo In Mar Kale Dib U Dhac ... “Waa In Sweden Iyo Midowga Yurub Aqoonsadaan Somaliland.” Siyaasiyad Caan Ka Ah Sweden Oo Somaliland... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|