|
|||||
WAJAALE NEWS
Xiisadda Siyaasadeed Ee Soomaaliya Oo Wali Cakiran Iyo Xildhibaano Mar kale Ku Baaqay In Jawaari Iscasilo.
March 19, 2018 - Written by Editor:MUQDISHO (W,N) Xaalada Siyaasadeed Ee maamulka Muqdisho ayaa hada Maraysa meel cakiran taasi oo ay keentay kadib markii khilaaf Soo kala dhex galay Madaxda Sare Ee Dawlada kaasi oo sobobay in xiligan xildhibaanada golaha baarlamaanka keenaan mooshin xilka lagaga tuurayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari. Dhanka kale khilaafkan ayaa wuxuu saameeyay wada shaqaynta xukuumada raysal wasaare khayre iyo Golaha Baarlamaanka iyadoo midba midka kale ku eedeeyay in uu lug ku leyahay mooshinada kala duwan ee ka socda golayaasha xukuumada dhexdooda. https://youtu.be/KOVyPjwiOQE
Related posts:Xaflad Lagu Soo Dhaweeyey Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Q... Madaxweynaha Jsl Oo Deegaanka Garabis Ka Gaybgalay Munaasibad Lagu Daahfuray Ururka Geelayaasha. Halkan Ka Daawo-Gudoomiyaha Wajaale Oo Si Adag Uga Hadlay Fulinta Qorshe Cusub oo Degmada Lagu Samey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|