Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Oo Kormeeray Sida Ay U Socdaan Hawlaha Wado Banaynta Xaafadaha Magaalada Tog Wajaale
March 6, 2018 - Written by Reporter:
Tog Wajaale (W,N):- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland oo uu weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Tog Wajaale ayaa waxa ay maanta kormeer kusoo mareen Wadooyinka Xaafadaha Magaalada Wajaale oo ay ka socoto hawlaha lagu banaynayo jidadka xidhmay.