|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cisbitaalka Ku Booqday Fanaanada Sahra Axmed
March 25, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa maanta waxa uu Cisbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargaysa ku Booqday Fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo xaalad caafimaad u jiifta. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/sCNYo29Ll6g COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|