Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Masjid Jaamaca Weyn Ee Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Masjid Jaamaca Weyn Ee Gabiley
March 27, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil ayaa xadhiga ka jaray Masjid Jaamaca Wayn ee Magaalada Gabiley.

Sidoo kale Munaasibadan waxa ka soo qayb galay maamulka Gobolka Gabiley, ka Degmada, Cuqaal, Wax-garad, Iyo Culimaa Udiinka Waawayn ee Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS