Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Baarlamaanka Warbixin Ka Siiyay Heshiiskii Dekeda Berbera Iyo Xildhibaanada Oo Su,aalo La Boobay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Baarlamaanka Warbixin Ka Siiyay Heshiiskii Dekeda Berbera Iyo Xildhibaanada Oo Su,aalo La Boobay
March 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta Golaha Baarlamaanka waxaa uu Warbixin ka siiyay Heshiiskii Dekeda Berbera, Sidoo kalena Xildibaanada Golaha ayaa Su,aalo ka waydiiyay Heshiiskaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IUnaRbUvlMw

 

COMMENTS
LINKS