|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kalumaysiga Somaliland Oo Kormeertay Sariibada Kaluunka Ee Burco
March 19, 2018 - Written by Reporter:Burco (W,N) – Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Somaliland Marwo Yurub Abiib oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud Ee Kaluumaysiga iyo Saraakiil ka socday Wasaarada Hawlaha Guud ayaa maanta kormeer ku tagay Sariibada Kaluunka ee Magaalada Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|