Wasiir Dawlihii Hore Ee Gaashandhiga Somaliland Iyo Koox Ajaanib Ah Oo Xabsiga Loo Taxaabay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Dawlihii Hore Ee Gaashandhiga Somaliland Iyo Koox Ajaanib Ah Oo Xabsiga Loo Taxaabay
March 24, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Badhasaabka gobalka Sanaag Maxamed Axmed Caalin Tiim-baro ayaa maanta waxa uu xabsiga u taxaabay Koox ajaanib ah oo uu hogaaminaayo wasiirul dawlihii hore ee wasaarada Gaashandhiga xukuumada madaxweyne Siilanyo Md Cabdiraxmaan Axmed Ismaciil Siimoodi.

Sidoo kale Badhasaabka gobalka Sanaag ayaa sheegay in amarka lagu xidhay dadkan Ajaanibka ah iyo wasiirul dawlihii hore ee Gaashandhiga uu yahay mid kayimid madaxda sare ee Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/9Xej2254sjY

COMMENTS
LINKS