|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Dawlihii Hore Ee Gaashandhiga Somaliland Iyo Koox Ajaanib Ah Oo Xabsiga Loo Taxaabay
March 24, 2018 - Written by Reporter:Ceerigaabo (W,N):- Badhasaabka gobalka Sanaag Maxamed Axmed Caalin Tiim-baro ayaa maanta waxa uu xabsiga u taxaabay Koox ajaanib ah oo uu hogaaminaayo wasiirul dawlihii hore ee wasaarada Gaashandhiga xukuumada madaxweyne Siilanyo Md Cabdiraxmaan Axmed Ismaciil Siimoodi. Sidoo kale Badhasaabka gobalka Sanaag ayaa sheegay in amarka lagu xidhay dadkan Ajaanibka ah iyo wasiirul dawlihii hore ee Gaashandhiga uu yahay mid kayimid madaxda sare ee Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/9Xej2254sjY Related posts:Qaramada Midoobay oo Somaliland ku Dartay Dalal laga Sameeyay War-bixinta Farxadda Adduunka ee Sanna... Al-shabaab Oo Tartan Quraan Muqdisho Ku Qabatay Iyo Gudoomiyaheeda Gobolka Banaadir Oo Ka Qayb Galay... Daawo: Fadhigii Lagu Dooranayay Gudoomiye Ku-xigeenka Wakiilada Oo Markale Dib U Dhac Ku Yimi Iyo Xi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|