Wasaarada Hurumarainta Beeraha Somaliland Oo Baaq U Dirtay Beeralayda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Hurumarainta Beeraha Somaliland Oo Baaq U Dirtay Beeralayda
March 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Hurumarinta Beeraha Somaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase iyo Mauuliyiinta Wasaarada Beeraha oo maanta kulan isugu yimid ayaa waxa ay baaq u direen Dadka Beeralayda ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Lb-3w9yYevc

 

COMMENTS
LINKS