Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Xadhiga Wasiir Dawlihii Hore Ee Gaashaandhiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Xadhiga Wasiir Dawlihii Hore Ee Gaashaandhiga
March 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxa uu ka hadlay Xadhiga Wasiir Dawlihii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumadii Siilaanyo iyo Koox Ajaanib ah oo uu hogaaminayay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS