|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti ka Socda Dalka Turkiga Oo Gaadhay Magaalada Saylac Iyo Badhasaabka Gobolka Salel Oo Ka Warbixiyay.
March 21, 2018 - Written by Editor:Saylac(W,N) Wafti Uu Hogaaminayo Safiirka Dalka Turkiga Ufadhiya Jabuuti Ayaa Maanta Socdaal kusoo Gaadhay Magaalada Saylac Ee Gobolka Salal, Ujeedada Safar waftiga oo ay wehelinayeen Safiirka Somaliland Ufadhiya Jabuuti Oo Booqasho Ku Tagay Deegaano Kamida Gobolka Salel Iyo deegaanada Toqoshi Badhasaabka Gobolka Salel Mawliid Maxamed Nuur oo waftiga kaga Hortagay Magaalada Saylac Ayaa ka Warbixiyay Ujeedada safarka Safiirka Turkiga Iyo Mashaariic ay ka Hirgalinayaan Somaliland. Related posts:Xisbiga WADDANI Oo Wasiirradda Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ku Dhaliilay Qaabka Ay U Kala Taageereen ... War Deg Deg Ah Wasiirka Diinta Iyo Awqafta Iyo Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shil Gaadhi Ku ... DAAWO ; Wareysi Dhamaystiran oo Lala Yeeshay Wasiir Maareeye Kagana Hadlay, Damu-jadiid Arimo Ku Aa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|