Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Darajo Siiyay Sarkaal Dhawaan Ka Soo Goostay Puntland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Darajo Siiyay Sarkaal Dhawaan Ka Soo Goostay Puntland
March 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa maanta Darajo Siiyay Sarkaal dhawaan kasoo goostay Maamul Goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS