Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Hambalyeeyay Qorshaha Dib U Habyanta Magaalada Tog-Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Hambalyeeyay Qorshaha Dib U Habyanta Magaalada Tog-Wajaale
March 4, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Suldaan Ibaraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Islamarkaana ah Suldaanka Gobolada Gabiley iyo Awdal ayaa Hambalyeeyay Nidaamkii qorshaha Dib u habaynta Magaalada Tog Wajaale, Waxaana uu shacabka Magaalada Wajaale uu ugu baaqay in is garab taagaan hawlaha ay Xukuumadu ay wado.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS