“Somaliland Waxay Ka Mid Tahay Jamuuriyadii Soomaaliyeed, Qaynuunka Dawligiina Sidaas Ayuu U Rumaysan Yahay”..Siyaasi Buubaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Waxay Ka Mid Tahay Jamuuriyadii Soomaaliyeed, Qaynuunka Dawligiina Sidaas Ayuu U Rumaysan Yahay”..Siyaasi Buubaa
March 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah Masuuliyiinta Sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo waraysi gaara lala yeeshay ayaa waxaa markii ugu horaysay sheegay in ay Somaliland wali ka mid tahay Jamuuriyadii Soomaaliyeed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga

 

 

 

COMMENTS
LINKS