“Somaliland Kamaanu Mid Noqon, Waxaanu Se Ku Heshiinay Somaliland La Wada Leeyahay”..Cali Khaliif | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Kamaanu Mid Noqon, Waxaanu Se Ku Heshiinay Somaliland La Wada Leeyahay”..Cali Khaliif
March 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Prof, Cali Khaliif Galaydh ayaa waxaa uu sheegay in Aanay Somaliland ka mid noqon oo ay ku heshiiyeen Somaliland la wada leeyahay, Waxaanu Sidoo kale uu sheegay in ay gar cadaawe la galayaan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/SKTUBMFhC90

COMMENTS
LINKS