Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Falanqeeyay Heshiiskii Dekeda Berbera, Timaamayna Dal-Daloolooyin Ka Muuqda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Falanqeeyay Heshiiskii Dekeda Berbera, Timaamayna Dal-Daloolooyin Ka Muuqda
March 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Siyaaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta ssar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu Falaanqeeyay Heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee ay kala saxeexdeen Somaliland, Itoobiya iyo Dp World, Waxaana uu tilmaamay Dal-daloolooyin ka muuqda heshiika.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS