Shirkadaha Dahabshiil Iyo Somtel Oo Soo Bandhigay Adeegyo Cusub Oo Ay Ku Dhaqan Gelinayaan Go,aamadii Xukumada Ee Sicir Bararka
March 13, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (W,N):- Masuuliyiinta ugu saraysa ee Shirkadaha Dahabshiil Group iyo Somtel ayaa waxa ay maanta soo bandhigeen Adeegyo iyo Barnaamijyo ay ku dhaqan gelinayaan Go,aamadii Xukuumada ee Sicir bararka.