Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha xisiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu si adag ugu jawaabey hadal ka soo yeedhay Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ku saabsanaa heshiis saddex geesood ahaa ee dhex maray Somaliland , Itoobiya iyo Dp World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/CKR8sC4foSo