Muranka Shirkadaha Laydhka Oo Cirka Isku Sii Shareeray Iyo Gudida Khayradka Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muranka Shirkadaha Laydhka Oo Cirka Isku Sii Shareeray Iyo Gudida Khayradka Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay
March 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudida Khayraadka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay Shirkadaha Laydhka Ee Caasimada Hargaysa.

 

Ujeedada Shirkan ayaa daarnaa sidii Gudida Kahyraadka ee Golaha Wakiiladu xogwaran uga siin lahayd xeerka lagu kala xadaynayo Shirkadaha Laydhka.

 

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS