Munaasibad Lagu Xusayey Sanad Guuradii Dalada Haweenka Nagaad Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Xusayey Sanad Guuradii Dalada Haweenka Nagaad Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa
March 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Munaasibad lagu xusayay Sanad Guuradii ka soo wareegtay Markii la Aasaasay Ururka Haweenka ee Nagaad ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Hargaysa.

Sidoo kale waxaa Munaasibadan ka soo qayb galay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumada, Asxaabta Qaranka, Ururada Bulshada, Ururada Haweenka iyo Hay’addaha Qaramada Midoobay ee taageera Dalada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS