Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 13 Qof Oo Dil Ka Gaystay Magaalada Ceerigaabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 13 Qof Oo Dil Ka Gaystay Magaalada Ceerigaabo
March 1, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Maxkamada Gobolka Sanaag ayaa maanta waxa ay Xukuno kala duwan ku riday 13 qof oo loo haystay Dil ka dhacay Magaalada Ceerigaabo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/QYXqGzijF1U

COMMENTS
LINKS