Hargeysa (W,N):- Madaxwaynaha Somaliland Mudae Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxaa uu raali gelin siiyay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Egn Faysal Cali Waraabe oo uu ka raali geliyay hadal kasoo yeedhay Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka