Maayarada Gabiley Iyo Boorama Oo Sas ka Qaaday Mooshin ka Dhan Ah Golayaasha Deegaanka Ee Hor Yaala Golaha Wakiilada + fariinta Ay Udireen Xildhibaanada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarada Gabiley Iyo Boorama Oo Sas ka Qaaday Mooshin ka Dhan Ah Golayaasha Deegaanka Ee Hor Yaala Golaha Wakiilada + fariinta Ay Udireen Xildhibaanada,
March 21, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maayarada Gabiley iyo Boorama ayaa Markii Uhoraysay ka Hadlay Mooshin wax lagaga Badalayo Xeerka Golayaasha Deegaanka dalka  iyo sida ay Udoortaan Maayarka iyo Xigeenkiisa  oo Horyaala Golaha Wakiilada Somaliland kaasi Oo Ay Badi  Sas ka Qadeen Qaarkamida  Maayarada Golayaasha deegaanku.

Maxamed Amiin Cumar Cabdi iyo Maayar Maydhane ayaa ka hadlay sida ay Arkaan waxka badalka xeeran,

Sidoo kale Labada maayar ayaa Xildhibaanada Golaha wakiilada ugu baaqay in ay ka fiirsadaan Waxka Badalka Xeeran Iyo Khataraha uu uhorseedi karo dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA LABADA MAAYAR OO KA HADLAYA ARINTAN;

 

COMMENTS
LINKS