Ceerigaabo (W,N):- Xukuumada Somaliland iyo Gudidii ergada ee ka socotay Golaha Guurtida ayaa maanta waxaa ay dhaariyeen Beelihii dhawaan dirirtu ku dhexmartay Deegaanka Dararwayne Ee Degmada Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka