“Kacdoon Shacab Ayaa Soo Socda Hadaanay Xukumadu Sidaa Waxka Bedelin”.Siyaasi Barkhad Batuun | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Kacdoon Shacab Ayaa Soo Socda Hadaanay Xukumadu Sidaa Waxka Bedelin”.Siyaasi Barkhad Batuun
March 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Xoghayaha Caadalada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu ka dayriyey xaalada Garsoorka ee Somaliland.

Siyaasi Barkhad ayaa sheegay in Garsoorki dalku ee weecday isla markaana Somaliland ay ka dhacdey Kufi Sharci wax uu ku sheegay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/zoyU2syKcoQ

 

COMMENTS
LINKS