Hargeysa (W,N):- Xoghayaha Caadalada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu ka dayriyey xaalada Garsoorka ee Somaliland.
Siyaasi Barkhad ayaa sheegay in Garsoorki dalku ee weecday isla markaana Somaliland ay ka dhacdey Kufi Sharci wax uu ku sheegay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/zoyU2syKcoQ