“Imaaradku Wuu Aqoonsaday Basaborka Somaliland”..Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Imaaradku Wuu Aqoonsaday Basaborka Somaliland”..Faysal Cali Waraabe
March 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dawlada Imaaradku ay aqbashay isla markaana ay aqoonsatey Basaborka Somaliland ay ku xidhay shuruuda ah in Basaborka Somaliland uu noqdo Nooca loo yaqaano Electronic Passport.

 

Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in Imaaradku uu xafiis ka furan doono Hargeysa isla markaana xoolaha nool loo soo dhoofin doono.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/oup0GesfAU0

COMMENTS
LINKS