Haween Waynaha Beesha Ciidagale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Buug Uu Qoray Wasiirka Warfaafintu | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haween Waynaha Beesha Ciidagale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Buug Uu Qoray Wasiirka Warfaafintu
March 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Haween waynaha Beesha Ciidagale ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujiyeen Buug uu qoray Wasiirka Wasaarada Wrfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo kaas oo ay sheegeen in uu ku Aflagaadeeyay Haweenka Beesha Ciidagale, Waxaanay Sidoo kale Baaq u direen Madxwaynaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/RWfxBTLbcFA

COMMENTS
LINKS