|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hadii Aanu Doono Israa’iil Ayaan Heshiis La Gelaynaa”..Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho
March 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay gabi ahaanba joojiso wada hadalada Somaliya. Sidoo kale Xildhibaan Indho Indho ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka dashey heshiiska dekada Berbera, waxaana uu sheegay in hadii ay Somaliland danteeda ka dhex aragto ay Israa’iil heshiis la gali doonto. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/2v9kTW_B6vk Related posts:War-Degdega:Rabshado Sababay Khasaare Oo Galabta Ka Dhacay Garoonka Stadium ee Magaalada Hargaysa Xildhibaan Koodbuur Oo Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Wasiirka Arimaha Dibada, Waxna ka Waydiiyay X... DAAWO; War-Murtiyeed Kasoo Baxay Shirwayne ka Dhacay Dalka Ingiriiska Oo Ay Isugu Yimaadeen Gudidda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|