|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyihii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Iscasilay Kana Hadlay Sobabta keentay Is Casilaadiisa.
March 14, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Gudoomiyhii Xisbiga Mucaaridka Wadani Ee Gobolka Gabiley Cabdi Muxumed Baadil (Cabdi Biid) ayaa sheegay in uu Iska casilay Xilkii Uu Uhayay Xisbga Wadani Gudoomiye Cabdi Biid ayaa sheegay kadib markii beesha Uu kasoo jeeda u Doorteen Madax dhaqameed ay Keentay In uu Xilka Xisbiga iska casilo. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|