Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Heshiiskii Saddex Geesoodka Ahaa Ee Dekada Berbera Iyo Mashruucii Fashilmay Ee Xunbo Wayne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Heshiiskii Saddex Geesoodka Ahaa Ee Dekada Berbera Iyo Mashruucii Fashilmay Ee Xunbo Wayne
March 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu ka hadley heshiis saddex geesood ahaa oo dhawaan dhex maray Somaliland , Itoobiya iyo Dp World.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu heshiiskaas ku sifeeyey mid xaaran iyo sharci daro ah isla markaana waxaa uu ku baaqay in heshiiskaas la hor keeno baarlamaanka Somaliland iyo shacbigana loo soo bandhigay.

Sido kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu si adag uga hadley mashruucii fashilmay ee Xubo Weyne iyo xildhibaano ka tirsan golaha deeganka Oodweyne oo xidhan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS