|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wasiirada Somaliland Oo Dood Dheer iyo Falan Qayn Ka Yeeshay Miisaaniyad Sanadeedka 26Aad Ee 2018
March 22, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Kal-fadhigii toddobaad (7aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22.03.2018, shirkoodii Khamiislaha ahaa ku yeeshay xarunta Madaxtooyada.
Ugu dambayn madaxweynaha Somaliland waxa uu xog-warran ka siiyey golaha wasiirrada guulaha ay Somaliland ka soo hoysay safarkii taariikhiga ahaa ee weftigii uu hoggaaminayey ku tageen Isu-tagga Imaaraadka Carabta, kaasoo salka ku hayey xidhiidhka wanaagsan ee labada dal iyo horumarka ganacsi ee ka dhexeeya, waxaanu safarkani ahaa mid indhaha beesha caalamka ku soo jeediyey Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana taabbo gelinaya horumar siyaasadeed iyo saaxiibo ganacsi oo hor leh. halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Kulankii Seddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo G... DAAWO;-Waxgarad Si Qiiro Leh Uga Hadlay Qoys Dhawaan Guri Ku Dumay Hargaysa Ku wada Geeriyooday Oo W... Madaxweyne ku xigeenka aha ku simaha Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diray shacbiga iyo dunida... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|