|
|||||
WAJAALE NEWS
“Go’aankii Xisbiga Wadani Qaatay Waa Mid Dalal Shisheeye Ka Danbeyaan”..Ex Wasiir Shucayb
March 28, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Wasiirkii hore Wasaarada Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse ayaa si adag uga hadlay Go,aankii Xisbiga Waddani ka qaatay Gudida Koomiishanka Doorashooyinka waxana uu sheegay in Go,aankaas uu Xisbiga Waddani qaatay ay Gacmo shisheeye ka danbeeyaan. Sidoo kale Shucayb Maxamed Muuse ayaa si adag uga soo hor jeestay Mooshinka ka dhanka ah Goleyaasha Deegaanka oo horyaala Golaha Wakiilada Somaliland isagoo sheegay in wakhti xaadirkan loo baahnayn in la ansixiyo Mooshinkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/zBkLTMbjNNE Related posts:Ceebaha Xukuumada Dul-Hoganaya Wasiirka Arimaha Dibada Oo Bugaag ka Gudoomay Dhalinyaro iyo Maraaxil... DAAWO MUUQAALKA ;Raysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Jabuuti Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Jabu... Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Si Adag Uga Hadlay Shirkii Saaka Xukuumadu Ka Hor Istaagtay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|