Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Joojiso Oo Ay Ka Noqoto Wadahadalada Soomaaliya
March 5, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in ay joojiso islamarkaana ay ka noqoto Wadahadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya.