|
|||||
WAJAALE NEWS
Deg Deg:- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kala Diray Gudidii Abaaraha Iyo Qadarka Lacagta Ay Wareejiyeen
March 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu kala diray gudidii ka soo kabashada abaaraha ee uu magacaabay madaxweynihii hore ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo.
Sidoo kale Guddidan ayaa waxaa ay lacagtii ay soo ururiyeen oo lagu sheegay lacag ku dhaw 1 Milyan iyo todoba kun Oo Dollar waxaana ay si rasmi ah ugu wareejiyeen Wasiirka Wasaarada dDinta iyo Awqafta Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Pbyodhh08s0
Related posts:DAAWO; Dood Xasaasi Ah Oo lagaga Hadlayay Arinta Saldhiga Milatari Oo Dhex Martey Wasiirka Madaxto... War-bixin Sheegtay In Xukuumadda Somaliland Awoodi Wayday Inay Ilaaqaad Macno Leh La Samaysato Maray... Halkan Toos Uga Daawo:Doorashadii Madaxweyne Ee Dalka Somaliya oo Meel Xaasaasi ah Marasa,Wareegii l... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|