Deg Deg:- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kala Diray Gudidii Abaaraha Iyo Qadarka Lacagta Ay Wareejiyeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Deg Deg:- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kala Diray Gudidii Abaaraha Iyo Qadarka Lacagta Ay Wareejiyeen
March 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu kala diray gudidii ka soo kabashada abaaraha ee uu magacaabay madaxweynihii hore ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo.

 

Sidoo kale Guddidan ayaa waxaa ay lacagtii ay soo ururiyeen oo lagu sheegay lacag ku dhaw 1 Milyan iyo todoba kun Oo Dollar waxaana ay si rasmi ah ugu wareejiyeen Wasiirka Wasaarada dDinta iyo Awqafta Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Pbyodhh08s0

 

COMMENTS
LINKS