Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hortimi Heshiiskii Dekedda Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hortimi Heshiiskii Dekedda Berbera
March 2, 2018 - Written by Reporter:

Moqdisho (W,N):- Dawladda Soomaaliya ayaa ka hortimi islamarkaana si adag uga hadashay heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dhexmaray Somaliland ,Ethiopia iyo Shirkadda Dp World,kaas oo lagu maal gelinaayo dekeda Magaalada Berbera.

Wasaaradda dekedaha Soomaaliya ayaa qoraal ay kasoo saartay magaalada Muqdisho,waxay sheegtay in ay heshiiskaasi meel kaga dhaceen Midnimada dalkii laysku odhan jiray Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS