“Dalkii Waxaa Naga Xigsanaya Dad Ay Madaxweyne Muuse Biixi Isku Reer Yahiin”..Ex Wasiir Qabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dalkii Waxaa Naga Xigsanaya Dad Ay Madaxweyne Muuse Biixi Isku Reer Yahiin”..Ex Wasiir Qabo
March 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasiirkii hore ee wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland xukuumadii madaxweyne Siilanyo Maxamed Ibraahim Qabo ayaa waxaa uu sheegay in dad iyo siyaasiyiin ay isku hayb yahiin madaxweyne Muuse Biixi ay dalkii ka xigsanayaan dadkii kale ee reer Somaliland , waxaana uu ku baaqay in dadkaas talaabo laga qaado.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS