|
|||||
WAJAALE NEWS
Dalada Sonsaf Oo Hargaysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Doodayo Caqabadaha Hortaagan Doorashada Golaha Wakiilada
March 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Dalada Ururada aan dawliga ahyn ee Sonsaf ayaa maanta Magaalada Hargaysa ka furtay kulan lagaga doodayo xal u helista caqabadaha hortaagan Doorashada Baarlamaanka Somaliland. Kulankan oo soconaya mudo labo cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland, Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida, Xisbiyada Siyaasada, Deeq bixiyaasha arimaha Doorashada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts: Shirkad Laga Leeyahay Norway Oo Fulin Lahayd Hawlo Shidaal-Sahamin Badda Hoosteeda Ah Oo Laaluush L... Koox Wariyeyaal Ah oo Ka Socda Dalka Austria oo Somaliland Soo Gaadhay iyo Ujeedka Socdaalkooda Qaramada Midoobay, ayaa markii ugu horeysay laba qaybood oo kala madax-banaan u kala qaaday siyaasad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|