|
|||||
WAJAALE NEWS
Dalada Sonsaf Oo Hargaysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Doodayo Caqabadaha Hortaagan Doorashada Golaha Wakiilada
March 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Dalada Ururada aan dawliga ahyn ee Sonsaf ayaa maanta Magaalada Hargaysa ka furtay kulan lagaga doodayo xal u helista caqabadaha hortaagan Doorashada Baarlamaanka Somaliland. Kulankan oo soconaya mudo labo cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland, Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida, Xisbiyada Siyaasada, Deeq bixiyaasha arimaha Doorashada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Soo Bandhigay Shaqaale Dawladeed Oo Ku Jira Liiska Golaha Dhexe Ee Xisbiga ... Akhri:- Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Deg Deg Ah U Booqday Mid Ka Mid Ah Golahiisa Wasiiradda Oo Xaa... Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Xarun Caafimaad Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Xuun Shalay Ee Gobolka Gabile... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|