Hargeysa (W,N):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ahna afhayeenka xukuumada Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu si adag ugu jawaabay hadal ka soo yeeshay ra’iisal wasaraha Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/uG7Na_-LmPE