DAAWO; Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Oo Furay Kulan Lagu Gorfaynayo Siyaasada Qaran Ee Cadaalada JSl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Oo Furay Kulan Lagu Gorfaynayo Siyaasada Qaran Ee Cadaalada JSl.
March 21, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Jamhuuriyada Somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Ayaa maanta furay kulan lagu Goraynayo Siyaasada heer qaran ee cadaalada Somaliland, waxana kulan kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socda ciidamada asluubta Somaliland iyo xubno kale oo haayadaha madaxbanaan,

Ugu horayna waxaa ka hadlay ujeedada uu leeyahay kulankani wasiirka cadaalada.

COMMENTS
LINKS