DAAWO; Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Qorshihii Lagu Banaynayay Jidadka Magaalada Tog Wajaale Iyo fariinta Uu u diray Bulshada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Qorshihii Lagu Banaynayay Jidadka Magaalada Tog Wajaale Iyo fariinta Uu u diray Bulshada
March 4, 2018 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N) Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta somaliland oo safar ku jooga magaalada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay halka ay marayso qorshihii town planeka magaalada wajaale oo uu sheegay in ay hada dhameeyeen suuqa iyo jidadkii bacadlaha

Sidoo kale wasiir qanbi ayaa fariin udiray xaafadaha magaalada wajaale oo uu sheegay in maalinta bari lagu soo beegan yahay.

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS