|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Waftigii Uu Hogaaminaayay Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Imaraadka Carabta
March 14, 2018 - Written by Reporter:Abu Dubai (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa si balaadhana loo qaabiley. Waxaana Madaxweynaha madaarka ku soo dhaweeyay madax sare oo katirsan dawladda imaaraadka carabta waxaanay wakhti kooban labada dhinac ku wada qaateen qolka vip-da garoonka, iyagoo iska xog wareystay xidhiidhka labada dal ka dibna madaxweynaha Somalialnd iyo weftigiisa waxaa loo soo galbiyay qasriga lagu casuumo madaxda caalamka halkaas oo la dajiyay weftiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Xubnihii UCID Iyo WADDANI U Magacaabeen Komiisanka Cusub Oo Waayey Codadkii Ay Ku Ansixi Lahaayeen. Gudoomiyaha Komishanka Oo Shaaciyay In Ay Diyaarinayaan Sidii Doorashada Madaxtooyadu Wakhtigeeda Ug... Khilaafyo Is-huwan Oo Ka Taagan Iskaraabka Wershada Sibidhka Berbera Iyo Dhulka Uu Ku Yaalo Qabriga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|