|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Shirkada HASS PETROLIUM Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Bandhigtay Qalab Casriya Oo Ay Soo kordhisay
March 13, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo xubno wasiiro ah oo katirsan xukuumada Somaliland ayaa maanta ka qaybgalay munaasibada ay shirkada hass Petrolium kudaah furtay qalab casriya oo ay soo kordhisay kaasi oo loogu yeedho Hass Mass Gass kaasi oo bulshada reer somaliland wax badan ufudaydin doona. Waxana munaasibada hadalo ka jeediyay masuuliyiinta ugu sareeya shirkada hass iyo xubnihii ka socday dawlada . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Mulkiilaha World Remit Oo Sheegay In Maayarka Caasimadu Talaabo Ka Qaaday Shaqaale Dawlada Hoose Kat... “Madaxwayne Muuse Uma Wada Suurogeli Karto In Doorasho-Doonka Iyo Doorasho-diidka, Uu Labadaba Isagu... Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Itoobiya Usoo Magacawday ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|