Daawo: Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Dulmiga Iyo Dhibaatada Uu Leeyahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Dulmiga Iyo Dhibaatada Uu Leeyahay
March 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada reer Somaliland, ayaa khudbaddii Jimcaha ee maanta kaga hadlay dhibaatooyinka ka dhasha haddii Dadku is-dulmiyaan ama Cid Masuuliyad Ummadeed haysaa Dulmi kula kacdo Dadka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS