Daawo: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiiska Ay Somaliland La Gashay Dp World Iyo Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiiska Ay Somaliland La Gashay Dp World Iyo Itoobiya
March 2, 2018 - Written by Reporter:

Muqdisho (W,N):- Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir jaraa’id oo uu goor dhawayd qabtay waxaa uu ka hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee ay saamiga ku kala saxeexdeen Shirkadda Somaliland, DP World, iyo dowladda Itoobiya, iyadoo heshiiskan la saxeexay xilli Ra’iisul Wasaraaha ku sugnaa Imaaraadka Carabta.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in heshiiskaas aanay qeyb ka aheyn, lugna ku laheyn, isagoo xusay in mowqifka dowladda uu yahay midka ay soo saartay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee ay heshiiskaas ku tilmaamay inuu ahaa mid sharci darro ah , isla markaana ay sharciga la tiisan doonan

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/TI94bBMjMAk

 

COMMENTS
LINKS