|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qorshaha Lagu Banaynayo Wadooyinka Magaalada Wajaale Oo Maanta Lagu Buburiyay Qaybo kamida Dhismaha Kastamka Ee Wasaarada Maaliyada.
March 1, 2018 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Qorshaha lagu bananayo wadooyinka xidhmay ee magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa galay maalintiisii afraad kaasi gudigii loo xilsaaray ay wali ku hawlan yihiin burbuurinta dhismayaasha ay sheegeen in ay wada soo galeen iyadoo saka cagaf lagaliyay qaybo kamida dhismaha kastamka wasaarada maaliyada ee wajaale Sidoo bulshada reer wajaale ayaa ka dayrinaya sida uu u socdo qorshihii bananaynta jidadku oo au sheegen in labadii maalmeed ee u danbeeyay ay ka dhex bilaabantay gudiga iyo qaarkamida maamulku in leexiyeen wadooyinka qaar. Related posts:Guddoomiyaha SONYO Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saaray Cadayn Iyo Deedafayn Warqad Been Abuur Ah Oo Uu K... DAAWO ;Qaybta Caalamiga ah Ee Voa oo Warbixin Xiiso leh ka Diyaarisay Dekada Berbera Iyo Maalgalint... DAAWO; Dhalinyaro Dhawaan Kasoo laabtay Tahriib Oo Gudaha Magaalada Hargaysa Ka Bilaabay Ganacsi C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|