Daawo Qoraa Cali Qoryooley Oo Ka Hadlay Khilaaf U Dhexeeya Shirkada Hemo Books Iyo Maamulka Dugsiyadda Nuuradiin Schools. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Qoraa Cali Qoryooley Oo Ka Hadlay Khilaaf U Dhexeeya Shirkada Hemo Books Iyo Maamulka Dugsiyadda Nuuradiin Schools.
March 15, 2018 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):-siyaasi cali yusuf dool (Cali Qoryooley) isla markaan ah dadka tirada yar ee qoraaga ah waxa uu sharaxaad ka bixiyay isaga oo maanta la hadlaya shabakada wararka ee wajaalenews khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay wasarada waxbarashada iyo shirkada daabacada buugta ee hemo books iyo dugsiga gaarka loo leeyahay ee nuuradiin schools

 

 
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye Abdulkadir Habane

COMMENTS
LINKS